Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 18 May 2024

WARARKA MAANTA

Xildhibaan Cismaan Caato OO Baaritaano Ku Socdaan

Wednesday - Feb 20, 2008

Mogadisho(Galdogobtimes) Wakiilkayaga Websaydkaan waxuu nagu soo wargaliyey in xildhibaan Cismaan Caato oo garaashyo badan ku laha magaalada mogdisho ay ku

Warkii oo dhan

Afeyeenka Dawladda OO EEdeyen Dusha Uga Tuuray Ganacsatada Suuqa Bakaaraha

Tuesday - Feb 19, 2008

Mr. Goobdoon oo oh afeyeenka dawlada kumeel gaar ah ee soomaaliya aya shaaca ka qaaday in khalkhlka iyo qulqulaatada ka socota suuqa bakaaraha ay ka dambeeyaan

Warkii oo dhan

Dagaal Lagu Hoobtay OO Maanta Mogdisha ka Dhacay

Tuesday - Feb 19, 2008

Mogadisho( galdogobtimes) Waxaan illa shalay wariyahayaga mogdisho nooga soo waramayey dagaalo illa shalay ka soo cusboonaaday magaalada mogdisho oo ay isga horyimaadeen

Warkii oo dhan

Five killed in fierce Mogadishu mortar fighting

Monday - Feb 18, 2008

MOGADISHU, Feb 18, 2008 (AFP) — At least five people, including four Somali government soldiers, were killed Monday evening in violent clashes between state security

Warkii oo dhan

Suuqa Bakaaraha oo cabasho ka soo yeereyso

Monday - Feb 18, 2008

Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo maalinba maalinta ka dambeysa xaaladeedu si xumaaneyso aya maanta guddiga ganacsatada suuqaas u qaylo dhaansaday Raiisal wasaaraha

Warkii oo dhan

Jaamcadda Carabta oo dooneysa in soomaaliya ay keento ciidamo nabadilaalin

Monday - Feb 18, 2008

Qahira( Galdagob timess) warar aan ka xiganay aqoonyahan jaamacadeed oo aan kala xariirnay qaahira aya noo sheegay in wargeyska lagu magacaabo Al-

Warkii oo dhan

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya oo maanta dalka dib ugu soo noqday

Saturday - Feb 16, 2008

Waxa maanta dalka dib ugu soo noqday madaxweynaha dawlada fedaraalka ee soomaaliya mudane Cabdulaahi Yuusuf oo muddo dheer socdaal dibada ugu maqna. Madaxweyne

Warkii oo dhan

Dawladda Itoobiya oo eedeyn u soo jeedisey Jeneraal Cadde Muuse Xirsi

Friday - Feb 15, 2008

Warar ay Galadogobtimes ka soo xigatay sarakiisha la socota Madaxweynaha Fedaraalka Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Yuusuf aya ka soo xigatay in shir

Warkii oo dhan

Maamulada Puntlaand iyo Somaalilaand oo qarka u saaran dagaal dhexmara dhexdooda

Friday - Feb 15, 2008

 Warar aad loo xaqiijinayo aya sheegaya in labada dhinac ee Puntlaand iyo Somaalilaand ay isu diyaarinayaan dagaal ay doonayaan iney ku kala baxaan gacan ku

Warkii oo dhan

Gudoomiyaha Mucaaradka Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo soo gaaray dalka Masar Magaalada Qaahira

Thursday - Feb 14, 2008

Waxa la sheegaya in Guddoomiyihi Mucaaradka Isbahaysiga dib xoreeynta soomaaliya iyo wafdi u hogaaminayo ay soo gaareen dalka Masar caasimadeeda qaahira iyado

Warkii oo dhan

Xarun ay ku shirayeen Jaaliyadda yeman ee Mogdisho oo qarax ka dhacay

Thursday - Feb 14, 2008

Xarun ay ku shirayeen jaaliyadda yeman ee xamar ee dagmada wada jir aya ka dhacay qarax sababay dhimasho iyo dhaawac taaso keentay in shirkii lagu kala tago kadib

Warkii oo dhan

Magaalada Mogdisha oo baryahaan dambe laga dareemayo xasilooni iyo nabadgalyo

Wednesday - Feb 13, 2008

Wararka ka imaanaya magaalada Mogadisho ayaa tilmaamaya in dhawrkaan cisho ay dagantahay walow mararka qaarkood meelo gaar ah laga maqlo rasaas gosgoos ah oo

Warkii oo dhan

Suldaanka beesha Tanade ee Jubooyinka oo ka digay dagaal ka aloosma geyigaas

Wednesday - Feb 13, 2008

Suldaanka Beesha Tanade ee jubooyinka Suldaan SHeakh Xasan Xaaji Cilmi oo maanta shir kula qaatay hoolka xafiiskiisa odayaasha iyo wax garad ka soo jeeda

Warkii oo dhan

Maamulka Gobolka Banaadir oo ku dhawaaqay iney aruursanyaan canshuur ay dakhligooda ku hormariyaan

Wednesday - Feb 13, 2008

Nin u hadlay Munishibiyada Maamulka Gobolka Banaadir aya ku dhawaaqay in la soo gaaray waqtigi dawlada hoose ee xamar ay ku aruurin lahayd dakhli lacageed oo

Warkii oo dhan

Maamulka Gobolka Banaadir oo ku dhawaaqay iney bilaabayaan Canshuur aruurin Dawlada Hoose Missaaniya

Wednesday - Feb 13, 2008

Nin u hadlay Munishibiyada Maamulka Gobolka Banaadir aya ku dhawaaqay in la soo gaaray waqtigi dawlada hoose ee xamar ay ku aruurin lahayd dakhli lacageed oo

Warkii oo dhan